Xildhibaanada Puntland oo telefanada dansaday iyo sabab yaab leh oo ka dambeysa

Inta badan xildhibaanada Baarlamanka Puntland ayaa telefenadooda hawada ka saaray ka dib markii ay dhamaatay codeynta Madaxweynaha cusub ee maamulkaas oo loo doortay Saciid Deni. Xildhibaanada oo lacago fara badan ka helay musharaxiinta ku loolamayey doorashada ayaa telefanada ka dansaday dad isugu jira ehelo iyo asxaab kale oo lacago weydiisanaya. Sidoo kale, Xildhibaanada ayaa ka … Continue reading Xildhibaanada Puntland oo telefanada dansaday iyo sabab yaab leh oo ka dambeysa